Sheekada Guurka Aadan Cabdulle Madaxweynihii Ugu Horreeyay ee Soomaaliya.
W/Q: Cabdicasiis Guleed Xilli uu dhaqanka xukumaayey hab-nololeedka bulshada Soomaaliyeed , lana guursan jiray iyada oo lagu saleynayo go’aan qaraabo iyo caadooyin soo jireen ah, ayay bilaabatay qisada jacayl ee Aadan Cabdulle Cismaan, ninka nasiibka u yeeshay in uu noqdo madaxweynihii ugu horreeyay ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Bishii July 1933dii, Aadan Cabdulle waxaa loo magacaabay inuu…
Xusuus-qor: Sawirqaade Diana Powell maxay ka qortay Xalwada, Caruurta iyo jawiga ciida Kismaayo Sanadkii 1934
WQ/ Cabdi casiis Guleed Xusuus-qor Taariikhi ah: Diana Powell iyo Socdaalkii Xeebaha Soomaaliya ee 1934 Sawirqaadeย โDiana powellโย oo u dhalatay dalka Ingiriiskaย ๐ฌ๐งย , aya Sanadkii 1934tii muddo 10 bilood ah safar ku martay Xeebaha Soomaaliya , laga bilaab Muqdisho ilaa xeebaha jasiiradaha Bajuni ee koonfurta Soomaliya.Mar ay ku sugneyd Kismaayo 26-ka Maarso, 1934tii, oo ku beegnayd maalin…
Waa kuma walaalka madaxweynihii hore ee Soomaaliya ee ay dileen ciidamadii Hitler ?!
W/Q Cabdi casiis Guleed Giorgio Marincola, wa mid ka mid ah dhowrka Afro-talyaani ee taariikhda talyaaniga baal dahab ah ka galay, ayado Shacabka Talyaaniga ay ku xasuustan inu aha Shaksi ku sifoobay geesinimo iyo waddaniyad, asaga oo naftiisa u huray Dal uusan ku dhalan, kadib markii uu diiday dulmiga lagu hayo shacabka dalkaas, haddaba waa…
ADDOOMADII SOOMAALIDU HEYSAN JIRAYN
Addoomahii soomaalidu ay haysan jireen aad ayaad ula yaabaysa marka laga warramayo, mararka qaar waxa aad is odhanaysaaba waa sheeko baralay la iska qoray, se waa taariikh dhab ah oo tobannaan buug ku qoran. Tusaale aynu soo qaadanno Baron von der Decken oo ahaa Jarmal laba socdaal dhulka soomaalida ku maray, markii danbena lagu dilay…
Safaaraddi Maraykanka ee Xamar maxay ka qortay dhacdadii dilkii Culimadaย ?!
W/Q Cabdi Casiis Guleed 23 Bisha aan ku jirno Sanadkii 1975, Magalada Muqdisho waxay la kulantay dhacdo murugo badan oo saameyn weyn ku yeelatay bulshadii ku noolayd Caasimadda dhacdadaas Wa dhacdadii dilkii Wadaaddada Qormadan waxaan ku iftiimin doonaa Telegram-yadii sirta ahaa ay Safaarada Maraykanka ee xamar ay ka dirtay isla Subaxnimadii dilka toogashada ah lagu…
W/Q: Yaxye Sigane HAGARLIโI Qofnimadiisa macaan, dunta laga tafiiray, iyo shaqsiyaddiisa hodan ka ah: ayaa Ka dhigtay in uu ka soocnaado jiilka isaga ku loodka ahaa. Dadnima-wanaagga, iyo jaceylka baaxadda leh ee uu u qabo dalkiisa, iyo dadkiisa: ayaa ka dhigtay heer la majeerto: suugaantiisa cuddoon ee kala-jaadka ah sida: waddaniyadda, isir sifeynta, ilaalinta sawraca,…
Maxaad ka taqaana Gen Micombero, ee ย ku aasan Muqdisho?
W/Q: Cabdi Casiis Guleed Maxaad ka taqaana Gen Micombero ee ku aasan Muqdisho, marna soo ahaa Madaxweynaha Burundi. Micombero: waxa uu ku dhashay tuulada โRutovuโ oo ka tirsan gobolka Bururi ee Burundi. 1940kii, Burundi oo Waqtigaas ku hoos jirtay Gumaysiga Belgium. Gen. Michel Micombero waxa uu ahaa sarkaal milatari ah oo ka tirsan Ciidanka markii…
Abwaannad Xaawa Jibriil
Saa Waxay Tiri:- Xaawa Jibriil waxay ahayd rasuul loo soo diray ummada Soomaaliyeed, kuwaas oo ay hadh iyo habeen u taaganay hanuunintooda iyo waanintooda. Waxay ku dhalatay gobolka Mudug ammin ku astaysan 1920kii. Waxa la sheegay in gabaygeedii ugu horeeyey ka tiraysay khilaaf iyada iyo qoyskooda soo kala dhexgalay markaas oo ay daโdeedu ahayd 12jir….
Faadumo Qaasim Hilowle
Waxa ay kasoo jeeddaa qoys fanka aad moodo in lagu dhax_abuuray gab_ahaantoodba. Aabbihii masraxiyadda Soomaalida ayaa u ah macalin ay ka soo loox iyo qaalinjiidatay tan iyo abuurkeydii kowaadba. Faadumo Qaasim hiloowle, waxa ay ku dhalatay degamada Boondheere ee gobolka Banaadir, sannadii 1949-kii. Lama qiyaasi karo xilliga ay sida dhabta ah ee ugu soo biirtay…
๐๐๐ฌ๐๐๐ฒ๐ ๐ฎ d๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐ฒ ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ง
๐๐๐ฌ๐๐๐ฒ๐ ๐ฎ ๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐๐ฒ ๐๐ข๐ฅ๐๐ก๐ข๐๐๐๐ง ๐๐๐ซ๐๐ง: ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฒ๐๐๐ง๐ค๐ข๐ข ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ ๐๐ข๐ฅ. ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฌ๐ฆ๐๐๐ง โWaxaan ku dhashay kuna soo barbaaray tuulada Buurhelledi oo 40 KM jihada waqooyi uga beegan magaalada Buurhakaba ee gobolka Baay. Halkaas ayaana ku soo bartay Qurโaanka Kariimka ah. Horraantii 1994tii ayaan u soo wareegay Muqdisho oo ay xalligaas ka jireen…
